Home arrow News in Somali
Halaagii Dhacay Looma Kala Harin
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:19
Date:30-11-2008
SOMALI STARZ TEAM IN SEATTLE XAWAALADA IFTIN
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:80
Date:23-11-2008
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:243
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:368
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:135
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Aug 03 2008
Haween Howlo Nadaafadeed Wadey oo Miino la Qaraxdey
Written by Ali Moallim   
Sunday, 03 August 2008

Muqdisho,(insidesomalia.org)- Ku dhawaad 15 haween ah ayaa geeriyootay, tiro kale oo intaas ka badanna dhaawac ayaa soo gaaray kadib markii ay ku qaraxday miino u ekeyd midda remote - ka laga hago, taasi oo ku aasneyd meel ay haweenkan oo ka shaqeeya nadaafadda ay ku nasanayeen.

 

Halka qaraxa uu ka dhacay oo ah Wadada Makka Al-Mukarrama, gaar ahaan inta u dhaxeysa Shineemo Soomaaliya iyo Hotelka Ambassador ayaa waxay haweenka ka wadeen howlo nadaafadeed oo ay horay uga soo qabteen Waddooyin dhowr ah oo ku yaala Magaalada Muqdisho.

 

Dad goob joogayaal ah ayaa waxay sheegeen in markii ay Haweenka Miinada ku qarxeysay ay fadhiyeen meel ay ku nasanayeen, waxaana la sheegay in qaraxaas oo ahaa mid xooggan oo jar jaray jirka haweenkaas, kuwaasi oo xubnaha jirkooda la kala garan waayay.

 

Ma ahan markii ugu horeysay oo Haween nadaafad ka shaqeynayay ay waxyeello ka soo gaarto waxyaabaha qarxa, waxayna ahayd bartamihii sanadkii hore ee 2007 markii haween howlo nadaafadeed ka waday inta u dhaxeysa Isgoysyada Howl-Wadaag iyo Bakaaraha uu qarax haleelay, iyadoo halkaasina ay ku geeriyoodeen shan haween ah.

 





 
Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >